Nabad & Nolol iyo Ahlu-sunna waa isku wareersan yihiin,
Nabad & Nolol iyo Ahlu-sunna Waljamaaca waa isku wareersan yihiin, cid madaxbannaan oo dhexdhexaadisa lama helin illaa hadda, labadooduna isma qancin weli, sababta oo ah Nabad & Nolol waxa ay aaminsan yihiin in cid walba oo is hortaagta laga adkaado sida uu sheegay danjire Daahir Maxamuud Geelle oo muddo sanad kudhow ahaa Wasiir katirsan Xukuumadda, […]
Continue Reading