Wararkii ugu dambeeyey Fatahaadda Webiga Shabeelle
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in la helay meydka mid ka mid ah dadkii ay shalay doonta la qalibantay. Meydka ninka la helay ayaa magaciisa lagu sheegay Shariif Xasan Ganeey oo ka mid ahaa ganacsatada magaalada Beledweyne, waxaana meydkiisa laga helay deegaanka Shabeelow ee duleedka Beledweyne. Guddiga loo saaray baadigoobka dadkii ay doonta […]
Continue Reading