Banaanbax looga soo horjeedo wadooyinka xiran oo Muqdisho ka dhacay
Boqolaal ka mid ah darawalada gaadiidka dadweynaha ee ka shaqeeya magaalada Muqdisho ayaa saaka bilaabay banaan bax ay uga soo horjeedaa dowladda Federaalka oo ay sheegeen inay xiratay waddooyinka Muqdisho. Darawalada oo ahaa kuwo careysan oo dhagxaan tuurayay ayaa waxay xirteen qeybo ka mid ah waddooyinka qaar, sida wadada Isgoyska Zoobe oo halbowle u ah […]
Continue Reading