Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay madaxda Soomaaliya
Bayaan kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu xayiraad dhanka socdaalka ah kusoo rogay shakhsiyaas Soomaali ah, oo ay ku jiraan kuwa hadda madax ah iyo kuwa hore u soo noqday. Mareykanku waxa uu sheegay in ‘waddada ugu wanaagsan ee lagu gaari karo nabad waarta oo Soomaaliya ka dhalata inay […]
Continue Reading