FARMAAJO OO SHEEGAY INUU SHAQADII KA JOOJIYEY ROOBLE:
FARMAAJO OO SHEEGAY INUU SHAQADII KA JOOJIYEY ROOBLE Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo; Markuu arkay qodobka 87aad ee Dastuurka KGM ah ee dalka kaas oo tilmaamaya inuu yahay ilaaliyaha iyo horumariyaha mabaadii’da asaasiga ah ee Dastuurka; Markuu tixraacay wareegtadii uu soo saaray 18kii Jannaayo 2018 ee la xiriirtay ilaalinta dhulalka danta guud si waafaqsan qodobka 43aad […]
Continue Reading