Koofur-Galbeed oo qabaneysa Doorashada 11 Kursi

Wararka Maanta

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Galaha shacabka ah, kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.