Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya
Guddiga Xildhibaanada ee loo xilsaaray doorashada Madaxweynaha Soomaaliya 2022, ayaa soo saaray jadwalka doorashada. Jadwalka rasmiga ee doorashada Madaxweynaha 10aad ee JFS Is diiwaan gelinta Musharaxiinta 8-10 May, hadal jeedinta Musharaxinta 11-12 May Maalinta doorashada 15 May 2022
Continue Reading