SAWIRO:Xildhibaanada Galmudug oo laga hor istaagay furitaanka kalfadhigoodii maanta

Xildhibaan Duraan Cali Jaamac oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu maanta hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug. Waxaa uu sheegay in kulanka Baarlamaanka looga hadli lahaa sidii xilka looga qaadi lahaa gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali […]

Continue Reading

nin ganacsadaa oo Sarkaal katirsanaa Laanta Canshuuraha Galmudug Gaalkacyo ku dilay

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Waaxda Canshuuraha Galmudug. Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi Jiray Maxamed Cali Gurey. Dilka ayaa yimid ka dib markii uu isku dayay in uu ka qaado Canshuur mid ah ka mid […]

Continue Reading

Galmudug oo ku baaqday in la gargaaro dadka abaartu saameysay

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in dowlad goboleedka Galmudug ay saameeyeen guddi heer Wasiiro ah, kuwaas oo ka shaqeeya gurmadda dadkii ay Abaartu saameysay ee ku nool Degaanada Galmudug. Maxamed Xaashi  ayaa inta ku daray in ay dhankooda hormuud u yihiin wax u qabashada […]

Continue Reading

Akhriso: Magacyada Musharixiinta u taagan Guddoonka Barlamaanka

Guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka Barlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo gabangabowday maanta qabashada araajida musharixiinta u taagan qabashada guddoonka golaha Shacabka. Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa waxaa isku sharaxay ilaa 4 mudane, halka gudoomiye ku xigeenka 1-aad isku sharaxeen 6 mudane, sidoo kale gudoomiye ku xigeenka 2-aad ayaa waxaa u sharaxan 12 musharax. Musharixiinta ayaa Sabtiga […]

Continue Reading

Ciidanka NISA oo lawareegay geerisho kadib qaraxii UNDP ee maanta

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa 9 Qof u soo qabtay Qaraxii saakay lagu xiray Gaari ay leedahay Hay’adda UNDP-da, kaas oo ku dhex Qarxay Xarunta Hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya. Sidoo kale Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxa ay la wareegeen […]

Continue Reading

Jawaari oo isku sharaxay Gudoomiyaha Barlamaanka

Guddoomiyihii hore ee baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa maanta sheegay inuu mar kale isku sharxay xilka guddoomiyaha Aqalka Hoose ee baarlamanka cusub. Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay “in codsiyo badan oo kasoo gaaray shacabka, xildhibaano iyo siyaasiyiin” oo ku aadan inuu is-sharxo kadib uu go’aansaday inuu mar kale dib […]

Continue Reading

Alshabaab oo soo bandhigay heybta ninka isku Qarxiyey Hotel Peace

Ururka Al Shabaab ayaa shaaciyay magaca iyo qabiilka uu ka soo jeedo nin ka mid ahaa raggii isku qarxiyay Agagaarka Hotel Peace ee Degmada Wadajir maalintii Isniinta ee todobaadkaan. Sidoo kale Shabaabka waxa ay soo bandhigeen Wareysi maqal ah oo laga qaaday ka hor inta uusan isqarxin ruuxaasi, kaasi oo Wareysigiisa laga sii daayay Idaacada […]

Continue Reading

Laamaha amaanka dowlada oo wada diyaar garowga amniga doorashada

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa Saaka si weyn loo xoojiyey, iyadoo ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka la dhigay wadooyinka qaar iyo isgoysyada. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Saaka xiray Qaar ka mid ah Isgoysyada Muqdisho sida Isgoyska Taleex. Sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa baaritaano ku sameynaya Gawaarida dadweynaha . Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in ay […]

Continue Reading

Meydadka 2 qof oo dalxiisayaal ah oo kusoo caariyay xeebta magaalada Gandershe

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Marko ee Gobolka Shabeelaha Hoose Meydadka Labo Qof oo Dalxiisayaal ah, ahna Reer Galbeed ayaa laga helay xeebta degaanka Gandershe oo dhanka Bari uga beegan magaalada Marka. Meydadkan oo jirkooda laga dareemayay dhaawacyo soo gaaray intii ay badda dhax sabeynayeen ayaa ku soo caariyay degaanka Gandershe oo […]

Continue Reading

weerar xalay lagu qaaday bar koontarool oo ciidanka dowlada kuleeyihiin duleedka jowhar

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in kooxo hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen Koontoroolka Waqooyiga ee laga soo galo Magaalada Jowhar oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda Soomaaliya.  Dagaal xoogan ayaa kooxaha hubeysan iyo sidoo kale ciidanka dowladda ku dhexmaray Kontaroolkaasi Muddo ku dhow Saacad […]

Continue Reading