Sawir laga qaaday Gaarigii ku Qarxay Hotel Peace
Shabakadda Ceelhuur Online ayaa heshay sawir kaamirada qarsoon ee hotel Peace ka qaaday gaari xamuul sh intii uusan isku qarxin Hotelka. Sida sawirka ka muuqata gaariga ayaa dusha waxaa ka saarnaa fuustooyin aanan la ogeyn waxa ku jira, qaraxan ayaa baabi’iyey qeyb ka mid hotelka iyo dhismayaal u dhawaa. Inta la xaqiijiyey waxaa qaraxaan ku […]
Continue Reading