Ciidanka NISA oo lawareegay geerisho kadib qaraxii UNDP ee maanta

Wararka Maanta

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa 9 Qof u soo qabtay Qaraxii saakay lagu xiray Gaari ay leedahay Hay’adda UNDP-da, kaas oo ku dhex Qarxay Xarunta Hay’adda UNDP ee Qaramada Midoobey ay ku leedahay Magaalada Muqdisho Caasimada Soomaaliya.

Sidoo kale Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxa ay la wareegeen Labo Geerish, kuwaas oo ay sheegeen in lagula soo xiray Gaariga.

Gaariga ayaa ahaa Qooqan waxaana ku dhaawacmay 4 Askari oo ka tirsan Ilaalada Hay’adda UNDP.

Xarunta Hay’adda UNDP-da ayaa ku taala jidka aada Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
waxaana xarakada alshabaab ay horay xaruntaan uga geysteen weerar aad culus kaas oo shilbadan geystay