Laamaha amaanka dowlada oo wada diyaar garowga amniga doorashada

Wararka Maanta

Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa Saaka si weyn loo xoojiyey, iyadoo ciidamo ku hubeysan gaadiidka dagaalka la dhigay wadooyinka qaar iyo isgoysyada.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Saaka xiray Qaar ka mid ah Isgoysyada Muqdisho sida Isgoyska Taleex.

Sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa baaritaano ku sameynaya Gawaarida dadweynaha .

sikastaba ha ahaatee doorashada soomaaliya ayaa waxaa hada dhiman labadii wareeg ee ugu kululaa tartanka doorashada taasoo ah madaxweynaha iyo gudoonka baarlamaanka
waxaana lamaaha amaanka dowlada udiyaar garoobayaan sugida amniga doorashooyinka muqdisho kadhacaya