Barlamaanka Galmudug oo xilkii ka qaaday C/kariin Guuleed
Waxaa goordhow soo idlaaday fadhi ay lahaayeen qaar ka mid xildhibaanada dowlad goboleedka Galmudug, waxaana fadhigaan shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka Xareed Cali Xareed. Kulanka oo ka dhacay xarunta shirarka ee xero midow oo ku taala xaafada karaama ee Magaalada Cadaado ayaa soo xaadiray ilaa 54 mudane, waxaana dood dheer kadib ay […]
Continue Reading