4 Waxyaabood ayay kawada hadlayaan Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya
Kulanka dhexmaraya maanta madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, waxyaabaha ugu waaweyn ee xoogga lagu saarayo waxaa kamid ah arrimo ay horay uga wadahadleen xukuumaddii hore ee Soomaaliya iyo Kenya, waxaa kamid ah Duulimaadyada Soomaaliya ee sii mara garoonka Wajeer 2016 markii ay xukuumaddii hore qaadatay go’aan lagu hakinayo qaadka Kenya ee yimaada Soomalaiya, waxyaabihii ay madaxweyne […]
Continue Reading