Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn

Gabadhii Leh 14-kaan Tilmaan Ha Sii Deyn Dadka ku jira xiriirrada waqtiga dheer qaata waxa ay ku tagi doonaan maalin ay is weydiiyaan: tolow tani ma tahay qoftii aan rabay nolosheyda inta ka harsan in aan iyada la qaato? War gabadhani ma tahay mataanteyda? Saynisyahannadu waxa ay ku hawlan yihiin sidii ay uga gungaari lahaayeen […]

Continue Reading

Sawirro: Dr Zahra Axmed oo Booqasho ku timid Cadaado

Dr. Zahra Axmed oo ka timid dalka Newzland ayaa booqasho ku timid magaalada Cadaado, Zahra ayaa waxaa safarkeeda ku wehliyey Qurbo joog kale. Waa markii ugu horeysay ee ay dhakhtaradu timaado Cadaado, waxayna booqatay magaalooyinka Baxdo, Docoley, iyo Godinlabe. Iyadoo u kuurgaleysay xaalada caafimaad. Dr. Zahra ayaa kulamo la yeelatay howlwadeena caafimaad, sidoo waxay qeyb […]

Continue Reading

Barlamaanka Galmudug oo soo afjaray khilaaf ka dhex jiray

Kulan ay shalay Cadaado ku yeesheen xildhibaanada barlamaanka Galmudug ayey ku dhameeyeen khilaaf ka dhex jiray Barlamaanka. Guddo ka kooban 10 xildhibaan oo horey loogu saaray dhameynta khilaafkaan ayaa ku guuleystay, waxaana la isla qaatay in laga gudbo madmadowgii ku dhexjiray xildhibaanada. Arintaan ayaa dhameysay mooshin xildhibaanada qaar ka keeneen gudoomiyaha Barlamaanka Cali Gacal Casir. […]

Continue Reading

Daawo:NISA oo kuguuleysatay furfurista qarax loo dhigay xildhibaan katirsan galmudug

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka qeybta Galmudug ayaa saaka furfuray qarax la dhigay irridda guri uu dagan yahay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug. Guriga qarax la hordhigay ayaa ku yaala xaafadda Waaberi magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey. ciidanka nabad sugid ayaana […]

Continue Reading

Qarax Miino oo lagu qabtay Magaalada Cadaado

Ciidanka Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka qeybta Galmudug ayaa saaka furfuray qarax la dhigay irridda guri uu dagan yahay xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Galmudug. Guriga qarax la hordhigay ayaa ku yaala xaafadda Waaberi magaalada Cadaado, waxaana xildhibaanka guriga daganaa lagu magacaabaa Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Maxamuud oo ku magac dheer Gurey Geesey. Qaraxaan ayaa loo malaynayaa […]

Continue Reading

M. Xaashi oo taageeray in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha Galmudug

War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi oo nuqul ka mid ah soo gaaray shabakadda Ceelhuur Online ayaa lagu soo dhaweeyey soo jeedintii Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya, oo aheyd in doorashada Madaxweynaha Galmudug dib loo dhigo muddo 45 cisho. Xildhibaanada Galmudug ayaa diidmo ka muujiyey arintaan, waxaana la filayaa kulanka Sabtiga ay yeelayaan Xildhibaanada […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo Si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Qasriga Madaxtooyada Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shalay booqasho ku tagay Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, booqashadan oo saddex cisho ah ayaa Madaxweynaha waxaa ku wehliya Marwada kowaad dalka iyo Wasiiro. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa Maanta si heer sare ah ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Farmaajo Qasriga Madaxtooyada, waxaana uu Madaxweyne Maxamed salaan […]

Continue Reading

C/llaahi Ciise Max’uud” Horseedkii Xoriyadda Soomaaliya

TAARIIKH NOLOLEEDKII HALGAME C/LLAAHI CIISE Diiwaanka Taariikhda dal walba oo dunida ka mid ah waxaa ku xardhan sooyaalkii wadamadaasi iyo kifaaxii ay u soo galeen hanashada Madax banaanidooda,waxaa xusuus reebyadaasi ku tilmaaman muwaadiniintii naf iyo maalba u huray oo shucuubtooda ku hogaamiyay dariiqa guusha. Shacbiga Soomaaliyeed wuxuu ka mid yahay umadaha dunida eek u tilmaan […]

Continue Reading

Faafaahin Dagaal Xalay ka dhacay Degmada Baraawe

Ciidamada Alshabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose, Dagaalka ayaa ka dhacay dhanka xeebta, waxaana ciidamada dowlada looga gubay gaari cabdi bile ah, Ilo madax banaan ayaa xaqiijinaya in ciidamada dowladda dagaalkaasi looga dilay Shan askari. Dhanka Alshabaab ayaa khasaare ka soo gaaray, iyagoo […]

Continue Reading