Galmudug oo soo dhaweysay Golaha Wasiirada Cusub Soomaaliya

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Galmudug oo nuqul ka mid ah soo gaaray shabakadda Ceelhuur Online ayaa lagu soo dhaweeyey golaha wasiirada cusub Soomaaliya, wuxuuna u qornaa sidan: Hambalyo Hambalyo Hambalyo Dowlad Goboleedka Galmudug waxay halkaan uga diraysaa hambalyo iyo bogaadin Wasiirada Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maantay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassaan Cali Kheyre […]

Continue Reading

Golaha Wasiirada cusub oo goor lagu dhawaaqayo

Saxaafadda ayaa goordhow looga yeeray aqalka Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana la filayaa in saacadaha soo socda Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre ku dhawaaqo liiska golaha wasiirada cusub. Xalay ayaa mar looga yeeray saxaafadda Madaxtooyada inkastoo markii dambe lagu wargaliyey in ay dib u dhacday, xaakumadan la filayo in la magacaabo ayaa waxaa u badnaan doontaa wajiyo cusub. […]

Continue Reading

Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada oo xilkii laga qaaday

Agaasimihii Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Shador Xaaji Maxamuud oo ka mid ahaa raggii aadka ugu dhowaa Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka laga qaaday, waxaana Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxweynaha ayaa loo magacaabay Cabdinuur Maxamed Axmed oo ah nin dhalinyaro ah, kana mid ahaa raggii qeybta weyn ka qaatay ololihiisa dhinaca warbaahinta iyo mida baraha […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo todbaadkan Booqanaya Kenya

Dowladda Kenya ayaa ka hadashay Booqashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo uu dhawaan ku tagi doono Magaalada Noirobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Khamiista 23 bishan tagi doono dalka Kenya si uu uga qeyb galo Shirka looga hadlaayo Qaxootiga ee ay yeelan doonaan Madaxda Urur goboleedka IGAD. inkastoo Madaxweynaha Kenya […]

Continue Reading

RW Kheyre oo codsaday in dib loo dhigo doorashada Galmudug

Warsaxafadeed Doorashada Galmudug (Muqdisho 19/03/2017) Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi oo isdabajoog ah kala layeeshay dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Galmudug, sida: Hoggaanka Galmudug, Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug qaarkood, Xildhibaanda Aqalka Sare , xubnaha Golaha Shacabka […]

Continue Reading

RW Kheyre oo si kulul uga Hadlay Soomaalida lagu laayey xeebaha Yemen

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka murugooday dhimashada ku timid shacabka Soomaaliyeed ee xeebaha dalka Yemen, Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen dadkaasi sida xaq darada ah loogu laayay iyaga oo ku safraya xeebaha dalka Yemen, waxaana uu cambaareeyey falkaasi ka baxsan bani’aadanimada iyo […]

Continue Reading

DHOOBLEY GOORMEY KENYA YEELATAY?

DHOOBLEY GOORMEY KENYA YEELATAY? Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta booqday magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose oo ay kusoo dhaweeyeen ciidamadiisa ku sugan,majiro mas,uul Soomaaliyed oo la socday sida aad sawirka ka aragtaan ama goobjoog ka ahaa iyo dowlad ka war qabta toona. Dowladda Kenya ayaa sheegtay inuu madaxweynuhu la kulmay ciidanka Dowladda Kenya […]

Continue Reading