Wafdi ka socda Ahlu sunno oo Muqdisho Ku wajahan
Wafdi ka socda Ururka Ahlusunna ee gobolada dhexe ayaa waxaa lagu wadaa in ay maanta gaaraan magaalada Muqdisho si ay uga qeyb galaan Wadahadalada dowlad goboleedka Galmudug iyo Ahlu sunno uga furmaya Muqdisho. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Madaxweynaha maamulka Ahlu sunno Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Mas’uuliyiinta Ahlusunna ayaa ka qeyb galay Wadahadalada labada dhinac. Ururka […]
Continue Reading