Wararkii ugu dambeeyey Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu sunno
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Guddi u magacaabay wadahalada Galmudug iyo Ahlusunna. Guddigaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirka arimaha Gudaha Cabdi Faarax Saciid Juxa iyo xildhibaano Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sidoo kale xalay la kulmay xubno ka tirsan Ururka Ahlusunna ee gobolada Dhexe, kulanka […]
Continue Reading