Sawirro: Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay ragii lagu qabtay Qaraxii Cadaado
Kiiskii loo heystay eedeysanayaal laga soo qabtay Godinlabe ayey maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida, waxaana xukunka maxkamadda ku dhawaaqay gudoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute…. “””Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxay u fariisatay dacwad Ciqaabeedkii loo haystay Eedaysanayaasha kala ah :- 1- Maxamed Cali Kadiye ina […]
Continue Reading