Sawirro: Madaxweynaha oo Warqadihii Aqoonsiga ka gudoomiyey Danjiraha Shiinaha

Wararka Maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Shiinaha u fadhin doona Soomaaliya.

Danjarinahan cusub oo lagu magacaabo Qin Jian ayaa badalaya danjirihii hore shiinaha Warsame Geeljire.

Shiinaha ayaa xariir fiican kala dhaxeeyaa dalkeena Soomaaliya, waxaana la filayaa in ay mashaariic waaweyn dalka ka fuliyaan.

FB_IMG_1492271857205 FB_IMG_1492271861182 FB_IMG_1492271864575 FB_IMG_1492271868760