Maxkamadda Sare oo laashay 8 Kursi Aqalka Hoose
Maxkamadda sare ee Soomaaliya ayaa laashay sideed ka mid ah kuraasta aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya,, waxayna amartay in dib loogu noqdo doorashaadooda. Warqad kasoo baxday maxkamadda oo ku taariiikheysan 16-ka bishan May ayey maxkamaddu ku sheegtay in kadib dacwo socotay in ka badan 5 bilood ay baabi’isay go’aankii xubnaha Madasha Qaranka iyo Guddigii Doorashada […]
Continue Reading