Sawirro: Saraakiil Kenyan ah oo ku dhintay Qarax miino
Inta la xaqiijiyey 4 Sarkaal oo ka mid ah Booliska Kenya ayaa ku dhintay, 2 kale way ku dhaawacmeen, kadib markii Gaari ay wateen saaka Qarax Miino lagula eegtay degaanka Libooyo Gaariga ayaa marayay Tuulada Kulandam oo Libooyo ka tirsan,waxaana Gaariga ay ku socdeen iskalahaa Taliyaha Booliska degaanka Kulandam oo ay ku sii socdeen. Saddex kale […]
Continue Reading