Sawirro: Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo Cadaado soo gaaray

Garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ayaa waxaa kasoo dagay wafdi balaaran oo uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Cabdi Faarax Siciid Juxa, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi ayaa wafdigaan garoonka ku soo dhaweeyey. Wafdigaan ayaa ka qeyb galaya caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo beri ka dhaceysa magaalada Cadaado, sidoo kale Fanaanada […]

Continue Reading

Sawirro: RW Kheyre oo dhagax dhigay Wadada Sodonka Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudae Xasan Cali Kheyre ayaa maanta  dhagax dhigay Jidka 30-ka oo lagu sameynaayo dib u dayactir, waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan. Ra’iisul Wasaaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dhismaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho ay ka qeyb qaadanayso bilicda iyo sidoo kale xasilinta Caasimadda. Waxaa uu bulshadda Soomaaliyeed ka dalbaday […]

Continue Reading

Cabudwaaq: 4 Qof oo ku dhintay rasaas lagu furay goob raashin lagu qeybinayey

Afar qof ayaa ku dhintay 9 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii nin  hubeysan uu rasaas ku furay goob raashin laga qeybinaayay degmada Caabudwaaq. Ninka Rasaasta furay ayaa la sheegay inuu doonayey inuu dhaco raashinka, Saxafi ku sugan degmada Cabudwaaqo oo aan la xariirnay ayaa inoo xaqiijiyey dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa u […]

Continue Reading

Daawo Video:Turkish Ailines oo ku degi la’ garoonka Aadan Cadde

Maxamed Shaakir oo ka mid ahaa rakaabkii la socday diyaarada ayaa bartiisa Facebook soo dhigay diyaarada oo dhanka badda ka timid, ayna damacsaneyd inay ku degto dhabaha ay diyaaradaha ku ordaan ee garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, Waxaa uu sheegay in maalintii labaad oo is xiga ay diyaarada Turkish Airlines ka degi weyday garoonka diyaaradaha Muqdisho, […]

Continue Reading

Maxaa ka cusub Caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug

Diyaargarowga caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug ayaa laga dareemayaa Magaalada Cadaado xarunta Galmudug, beri 29 May ayaa la filayaa in caleemasaarku ka dhaco Cadaado, Madaxda Maamul goboleedka, Madaxda Qaranka, iyo beesha caalamka ayaa la filayaa in saacadaha soo socda soo gaaraan Cadaado. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Siciid Juxa iyo Madax kale ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Puntland oo 5 Nin dil toogashaha ku xukuntay

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada  Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku qarxiyaan qeybo kamid ah magaalada . Magacyada Dhalinayarada Maxkamaddu xukuntay ayaa kala ahaa :- Cabaas Ibraahim Yare […]

Continue Reading

Sawirro: Wasiirka Maaliyadda oo kormeeray Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Hoggaanka Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed. Wasiirka waxaa kormeerkiisa ku wehliyey wasiirka ku xigeenka Maaliyadda Qaloocow. Wasiirka ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed, waxaana uu kala hadlay sidii ay bulshada Soomaaliyeed lacagaha laga soo aruuriyo loo ilaalin lahaa. Mudane […]

Continue Reading

Burcadbadeed Afduubtay doon kalluumeysi

Ciidamada Milatariga Kuuriyadda koofureed ayaa waxa ay xaqiijiyeen in Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ay kasoo Afduubteen Meel ka baxsan Biyaha Soomaaliya dooni Kalluumeysi oo laga leeyahay dalkaasi. Wasaaradda Difaaca dalka Kuuriyadda koofureed ayaa sheegtay in doonidaasi ay saarnaayeen Shaqaalo u dhashay dalkaasi iyo sidoo kale shaqaale kale oo u dhashay Indonesia. Cutubyo ka tirsan Ciidamada Badda […]

Continue Reading

Bisha Ramadaan oo laga arkay deegaanada Galmudug.

Ramadaan Kariim Dhammaan akhritayaasha sharafta leh, Sanad wanaag meel kasta oo aad joogtaan. Caawa waa habeenkii koowaad ee bisha barakeysa Ramadaan, si aan khilaaf laheyn ayaa caawa salaada taraawiixda looga oogay magaalada Cadaado xarunta Galmudug. Meelo badan oo ka tirsan deegaanada Galmudug ayaa caawa bisha laga arkay, waxaana ka mid ah magaalooyinka laga arkay Cadaado, […]

Continue Reading