Somaliland oo u diiday inuu Hargeysa ka dhoofo Ismaciil Buubaa
Somaliland ayaa u diiday inuu garoonka Hargeysa ka dhoofo Ismaciil Hurre Buubaa oo hore u soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya hadana ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee Waddani xilli uu u dhoofayey magaalada Nayroobi . wasiiru dawlaha amniga Maxamed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta u sheegay in sababta ay ugu diideen Buubaa inuu dhoofo ay […]
Continue Reading