Madaxweynaha Galmudug ku wajahan Cabudwaaq
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa safarkiisii ugu horeyey ee uu ku tago meel Cadaado ka baxsan maanta ku tagaya Magaalada Cabudwaaq. Xaaf ayaa safarkiisa waxaa ku wehlinaya Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi, wasiiro, xildhibaano, saraakiil ciidan iyo waxgarad kale. Xaaf ayaa noqonaya Madaxweynihii Galmudug ee ugu horeeyey ee booqda Cabudwaaq, […]
Continue Reading