Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda Xiisadda dalalka Khaliijka
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo cadeysay mowqifkeeda xiisadda siyaasadeed ee ka dhex aloosan dalalka khaliijka, warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Arimaha dibadda ayaa u qornaa sidan: June 07, 2017 Muqdisho – Soomaaliya War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxa ay ka xun tahay, kana walaacsan tahay khilaafka Diblomaasiyadeed ee soo kala dhex galay Dowladaha […]
Continue Reading