Sawirro: Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Cabudwaaq

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa goordhow gaaray Magaalada Cabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud, wafdigaan ayaa saaka ka baqoolay magaalada Cadaado xarunta Galmudug, waxaana madaxweynaha safarkiisa ku wehliya Madaxweyne ku xigeenka, wasiiro, xildhibaano, Waxgarad iyo saraakiil ciidan.
Ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyey, waxaana wadooyinka tubnaa qeybaha bulshada oo caleemo qoyan iyo sawirada madaxweynaha ruxaya, waa Madaxweynihii ugu horeeyey Galmudug ee Cabudwaaq booqda.
Goordhow fillo sawirro dheeraad ah iyo khudbooyinka soo dhaweyna laga jeediyey.
xaaf cw2 xaaf cw3 xaaf cw4 DBeBrmzW0AEDjkW DBeBseUXsAAYyyx DBeBtN0XoAAt-R5xaaf cw 7 xaaf cw5 xaaf cw6 xaaf cw8xaaf cw9

Wariye: C/risaaq Deelle

Cabudwaaq- Galmudug