Toogasho ka dhacday Muqdisho & Xog laga helayo
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in xalay lagu lagu dilay nin dhalinyaro ahaa, ka dib markii lagu toogtay agagaarka Isgoyska KPP ee Degmada Hodan. Rag bistoolado ku hubeysnaa oo aan la aqoon cidda ay ka tirsan yihiin, ayaa waxaa la sheegay in dhawr xabadood ay qaarka sare kaga dhufteen ninkaasi. Goobjooge, ayaa […]
Continue Reading