Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Afgooye
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal habeenkii xalay ahaa degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ku dhexmaray ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii Al-shabaab ay weerar saf ballaaran ah kusoo qaadeen degmadaasi, gaar ahaan fariisimo ay ciidanka dowladda ku lahaayeen halkaasi. Dad ku sugan Afgooye ayaa warbaahinta […]
Continue Reading