Xildhibaano iyo Siyaasiin Aragtiyo kala duwan ka qaba dhacdada Qalbi dhagax
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa siyaabooyin kala duwan kaga hadlay xiisadda la xiriirka C/kariin Sheikh Muuse Qalbi Dhagax. Xildhibaan Maxamuud Abuukaate, oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa dhaliilay in dowladda Ethiopia loo gacan geliyo C/kariin Qalbi Dhagax, wuxuuna musiibo ku tilmaamay in muwaadin Soomaaliyeed dowlad kale loo gacan geliyo. “Waxay runtii noqotay […]
Continue Reading