Nabadoon Caan ah oo lagu dilay Magaalada Afgooye
Kooxo hubaysan ayaa lagu soo waramayaa in Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose ay ku dileen, Nabadoon si wayn looga yaqaanay Degmadaasi. Dilka ayaa wuxuu ka dhacay Xaafadda Ceelqode ee Degmada Afgooye, iyadoo rag hubaysan ay toogteen Nabadoon Nuuradiin Cabdullaahi Aweys oo ka mid ahaa waxgaradka Degmadaasi. Dableyda hubaysan ee toogtay Nabadoonka, ayaa meesha ka […]
Continue Reading