Marko:Haweeney Xaamilo ahayd oo Toogasho iyo Kufsi loo gaystay

Wararka ka imaanaya magaalada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in haweeney xaamilo aheyd lagu kufsaday degmadaasi. Haweeneyda ayaa falka kufsiga ee lagula kacay kadib waxaa la sheegay in lagu toogtay gudaha degmada Marko ee gobolka Shabeelaha Hoose, iyadoo aan la ogeyn cidda ka dambeysay. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in haweeneydaan si weyn looga […]

Continue Reading

Taliska militariga Mareykanka ee Africa”Sedex Al-Shabaab ah ayaan ku dilnay weerar ka dhacday Bay

Ilaa sedex katirsan Maleeshiyada Shabaab ayaa lagu dilay Weerar ay geysatay diyaarad Drone ah oo uu Mareykanku leeyahay oo ka dhacay meel ka mid ah gobolka sida ay sheegeen saraakiil katirsan Militariga Mareykanka. Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa oo War ka soosaaray dhacdadaasi ayaa sheegay in weerarkaasi oo qorsheysnaa uu dhacay aroornimadii talaadada ahayd. Afhayeen […]

Continue Reading

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay maamul goboleed laga dhisayo Gobolka Hiiraan

War saxaafadeed ay si wadajir u soo saareen Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, dowladdaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, UK iyo Mareykanka ayaa lagu sheegay inay si dhow ula socdaan arrimaha ka dhacaya dowlad goboleedka Hirshabeelle, kaddib markii baarlamaanka uu ku dhawaaqay inuu xilka ka qaaday Madaxweynihii hore Cali C/llaahi Cosoble 14-kii bishii […]

Continue Reading

Kii warqadda dhiibay aragnaye, kii qof dhiibay?…. Qore: yahya Amir

A-Dowladii Somalida ee shibilka aheed ayaa 1967 dacwad ku soo oogtay Wasiirkeedii Arrimaha Dibadda- qayaana qaran,kuna xakuntay 24 sanno. Muxuu sameeyay?. Wasiirkii arrimaha dibadda Md. Axmed Yuusuf Ducaale( fiiri sawirka) ayaa booliska Somalidu ka qabteen Iridda Safaaradii Farnsiiska ee Mogadishu 14 Agoosto 1967 asaga oo halkaa kula balansanaa Safiirkii Itobiya u joogay Somaliya si uu […]

Continue Reading

Khayre oo kulan Xasaasi ah iskugu yeeray Golahiisa Wasiirada

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah yeelanaya shir deg deg ah, iyadoo Wasiirada lagu wargeliyay in shirka isugu yimaadaan 10-ka subaxnimo ee saaka. Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in xalay Wasiirada fariimo loogu sheegay in kulan deg deg ah ay ka soo qeyb galeen, inkastoo aan loo sii […]

Continue Reading

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Bay

Wararka ka imaanaya magaalada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in iska hor imaad u dhaxeeya ciidamada dowladda oo taageero ka helaya kuwa AMISOM iyo Dagaalamayaasha Al-Shabaab uu ka dhacay deegaan u dhow Buurhakaba. Iska hor imaadkan ayaa ka dambeeyay, markii ciidamada dowladda ay weerar ku qaadeen deegaan ku dhow Buurhakaba oo ay ku sugnaayeen […]

Continue Reading