Beello Ku Dagaallamay Deegaanka Gadoon Ee Galgaduud

Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaaal ka dhacay Degaanka Gadoon ee Gobolka Galgaduud Axmed Yuusuf, guddoomiyaha deegaankaasi ayaa  sheegay in halkaasi ay ku dhinteen Labo qof iyadoo Seddex kale ay dhaawacmeen. Waxa uu sheegay guddoomiyaha sidoo kale in dagaalkaasi uu sababay barakaca shacab badan oo si n Gadoon. “Dagaalkaan wuu xooganaa, […]

Continue Reading

Muwaadin Maraykan ah oo ka hor qirtey Maxkamad inuu ka tirsanaa ururka Alshabaab

Maalik Alim Jones oo 32 sano jir ah ayaa maxkamad ku taal dalka Maraykanka ka hor qirtey in uu ka mid ahaa dagaalyahanada ALshabaab uuna tababar Milatari ku qaatay gudaha dalka Soomaaliya. Garsooraha Maxkamad ku taal Manhattan Paul Gardephe ayuu u sheegay Maalik in uu ururka Alshabaab ay siiyeen qoriga AK-47 si uu ugu dagaalamo. […]

Continue Reading

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo diyaariyay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Kheyre

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa diyaariyay mooshin xil ka qaadis ah Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Kheyre, iyadoo lagu wado in loo gudbiyo Guddoonka Baarlamaanka marka la saxiixo. Warar ay heshay warbaahinta ayaa sheegaya inuu socdo saxiixa Xildhibaanada taageersan Mooshinka, inkastoo nuqul ka mid ah qoraalka Mooshinka ee aan helnay aanay ku qorneyn Xildhibaanada saxiixay, […]

Continue Reading

Mid ka mida beelaha Galmudug oo maamulkooda gogol u dhigtay Gaalkacyo.(Sawirro)

Beesha reer Xaaji Saleebaan oo ka mida beelaha maamulka Galmudug ayaa kulan casho ah  u sameeyay Madaxda sare ee galmudug odoyaasha dhaqanka gaalkacyo maamulada gobolka iyo kan degmada. Udeeka kulanka oo ahaa cabasho ay beeshu ma muujisay awood qeysiga gaalkacyo  ayaa waxaa ka qeyb galay madaxweyne ku xigeenka galmudug maxamed xaashi Cabdi wasiiro iyo xildhibaano […]

Continue Reading

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY (Qeyb-ta 3aad)

Sheekadii HEYBE IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY(Qeyb-ta 3aad) Sheekadii HEYBE  IYO JECEYL-KIISII HUNGOOBEY. Cutubka 1-aad:- SAFARKII SILOONAA. Qeyb-ta 3aad. Intii muddo ah waxay ku jireen nolol yididiiladeedu kob-ceyso, waxaana laga dareemi karay niyaayir iyo niyad samaan, xaalkooda oo sidaa ah, liibaantuna dhankooda u soo talaabo qaadeyso, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay hadal aanay maqlidiisa mahdin, murugona ku […]

Continue Reading

Aqriso: 10 Qodob oo laga soo saaray shirkii Galkacyo

Waxaa maanta la soo gabangabeeyey Shir muddo shan cisho ah uga socday waxgarad iyo masuuliyiin ka socday Maamulada Galmudug iyo Puntland magaalada Gaalkacyo, loogana hadlayay sidii loo xasilin lahaa xaaladaha colaadeed ee ka jira degaanada dhul daaqsimeedka baadiyaha iyo waliba in xal loo helo dhibaatooyinkii ka dhashay dagaaladii horey magaalada uga dhacay. Waxaana lagu heshiiyey […]

Continue Reading

Sawirro: Musharax Cabdi Faarax Laqanyo oo lagu soo dhaweeyey Jowhar

Cabdi Faarax Laqanyo oo u sharaxan madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle  ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar. Musharraxa ayaa waxaa la socday siyaasiyiin,culuma’udiin iyo oday dhaqameedyo kasoo jeeda Hirshabeelle, Musharaxa ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Xildhibaano, Wasiirro, Culuma’uddiin, oday dhaqameedyo, dhallinyaro iyo haweenba. Mr. Laqanyo ayaa u mahadceliyey Bulshadii soo dhaweysay, Laqanyo ayaa horey […]

Continue Reading