Waqtiga ay bilaabanayaan Kulamada Golaha Shacabka oo la shaaciyey

Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga ay dib u bilaabanayaan kulamadooda. Xoghayaha guu ee golaha shacabka C/kariin Xaaji Buux oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in kulamada baarlamaanka ay dib u furmayaan maalinta Sabtida ah. Dhammaan Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaa la ogeysiinayaa in waqtigii dib loo bilaabayay fadhiyada uu bilaawday, […]

Continue Reading

Sawirro: Shirka dib u heshiisiinta Bulshada Mudug oo Galkacyo ka furmay

kulan looga hadlay nabad u helida bulshada ku wada nool gobolka mudug waxaa uu daba socday mid shalay ay madaxda maamulada Galmudug iyo Puntland ku yeesheen garoonka diyaaraha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Galkacyo. kulanka dib u heshiisiinta ah  oo ka dhacay  waqooyiga gaalkacyo, waxaa ka qeyb galay madaxda kala duwan ee  labada maamul, oo ay […]

Continue Reading

C/kariin Xuseen Guuleed oo ka jawaabay hadalkii Cabdi Maxamuud Cumar

 Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, kaasoo quseeyay kiiska C/kariin Qalbi Dhagax iyo heshiis horay dowladdii hore ula saxiixatay. Qoraal uu bartiisa Facebook ku soo qoray ayuu C/kariin Xuseen Guuleed kaga hadlay heshiiska uu sheegay […]

Continue Reading

Akhriso Shuruudaha:Wajiga 1aad Bandhiga Shaqo Abuurka 1,000-ka Dhalinyaro ee Gobolka Benaadir oo Maanta la qabtay (Sawiro)   

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mdane Thaabit Cabdi Maxamed oo kahadlay Munaasabadan ayaa sheegay in dhalinyaradan 1,000 ay tahay farsadeeda ay ka faaiideysanayaan Muqdishaawiyiinta Mudan ee dhalinyarada Shaqo l’aanta ah ee Caasimadda ku nool. Qaar ka mid ah Shuruuda Xulashada 1-In uu yahay qof degmada uu ka tartamayo Degan yahay. 2- in uu […]

Continue Reading

Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka badbaaday isku day dil

Xildhibaan ka tirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xuseen Cali Xaaji ayaa goor dhow ka bad baaday isku day dil, kaddib markii gaari uu saarnaa lagu rasaaseeyay degmada Hodan. Wararka ayaa sheegaya in gaariga Xildhibaanka lagu hor-jaray gaari ay saarnaayeen kooxo hubeysa, meel ku dhow Isbitaalka Masaarida. Rasaasta lagu furay gaarigiisa […]

Continue Reading

KENYA SEDEE BAY U XALISAY MARKII DOWLADDA ETHIOPIA AY AF DUBATAY SARAAKIIL ONLF?

KENYA SEDEE BAY U XALISAY MARKII DOWLADDA ETHIOPIA AY AF DUBATAY SARAAKIIL ONLF? January 26, 2014, laba Askari oo ka tirsan ciidanka Boliska dalka Kenya iyo saraakiisha sir doonaa dowladda Ethiopia waxay qabteen laba sargaal ka tirsan Jabhada Xureynta Somali Galbeed ( ONLF) ayagoo jooga maqaayad ku taala upper hill, Nairobi. Waxay wateen 3 gaari […]

Continue Reading

Guddoomiyaha Maxkmadda Sare oo Shaqada ka Joojiyey 18-Garsoore

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa soo saaray wareegto shaqada uu kaga joojiyey 18 Garsoore oo ka hawl gala maxkamadaha gobolka Benaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada. Lix Garsoore oo Xeer Madaxweyne ku magacawnaa ayaa ka mid ah Garsooreyaasha shaqada laga joojiyey waxa ayna kale yihiin; Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Benaadir, Guddoomiyeyaasha Maxakamadaha Degmooyinka […]

Continue Reading

Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug oo ka hadlay Shir Maanta u furmaya Ayaga iyo Puntland

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa ka ka furmeya shir u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug oo looga hadli doono xal u helidda arinta muragsan ee magaaladaas oo maleeshiyaad labada dhinac taabacsan dhowr jeer isku dagaaleen. Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo BBC la hadlay ayaa sheegay in shirkan uu […]

Continue Reading

Gabar Soomaaliyeed oo ku Geeriyootay Mareykanka iyo Wariye Jaakad oo Dhaawacmay

Gabar Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Asli Cabdi Xayir ayaa ku geeriyootay halka wariye Axmed C/raxmaan Jaakat oo ka mid ah saxafiyiinta Soomaaliyeed ee dagan Mareykanka uu ku dhaawacmay kadib markii baabuur ay la socdeen uu ku dhacay tareen gudaha magaalada Barron ee gobolka Wisconsin ee dalka Mareykanka . Booliska magaalada Barron ayaa sheegay in ay […]

Continue Reading