Sawirro: Dhaawacyadii Qaraxii Zoobe oo Turkiga loo qaaday
Qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe ayaa saaka loo qaaday dalka Turkiga. Diyaarado ciidan ayaa dhaawaca ka daabulaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, wasiirka arimaha dibada Yuusuf Garaad iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi ayaa ka qeyb qaadanayay daabulidda dhaawaca. Dalka Turkiga ayaa noqday dalkii ugu horey uu soo gurmada Soomaaliya. […]
Continue Reading