Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay gudoomiyaha degmada Balcad

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa u magacaabay gudoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur (Qaasim Furdug), sidoo kale Madaxweyne Waare ayaa xil ka qaadis ku sameeyey gudoomiyihii degmadaas Cismaan Maxamed Maxamuud (Cismaan Xaadoole). Madaxweynaha  ayaa magacaabistiisa u cuskaday baaq ka yimid bulshada degmada Balcad iyo baahi loo qabo dib u habeyn lagu sameeyo […]

Continue Reading

RW Khayre : Sabtida wixii ka dambeeya dalka xaalad Dagaal ayuu galayaa

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu sheegay Dowladda Federaalka marnaba in aysan raali ka aheyn in la laayo Hooyooyinka iyo Aabayaasha Soomaaliyeed, taasi bedelkeeda ayuu dhalinyarada ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan Dagaal ka dhan ah Shabaab. Wuxuu sheegay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya muhiim in aysan aheyn in Madaxda iyo siyaasiyiinta […]

Continue Reading

Banaanbaxyo waaweyn oo maanta ka dhacaya dalka

Banaanbaxyo waaweyn oo looga diidan yahay xasuuqii  14ka bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ayaa la filayaa inuu ka dhaco magaalooyinka Muqdisho, Baydhabo iyo Beledweyn, iyadoo loogu duceynayo dadkii ku dhintay musiibadaas. Taabid Cabdi MaxamedGuddoomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa shalay ku dhawaaqay banaan bax weyn oo ka dhici doona Garoonka kubadda cagta ee Koonis Stadium, iyadoo socod […]

Continue Reading

Diplomats and staff of the UAE Embassy in Mogadishu donated blood for injured in Mogadishu blast.

Diplomats and staff of the UAE Embassy in Mogadishu donated blood for injured in Mogadishu blast. Members of the UAE diplomatic mission in Mogadishu donated blood for people injured in a deadly the explosion in Mogadishu. The Diplomats and staff of the UAE Embassy in Mogadishu have shown their solidarity and support for the victims […]

Continue Reading

Sawirro: Banaanbax looga soo horjeedo Xasuuqii Zoobe oo Cadaado ka dhacay

Banaanbax loogu soo horjeedo xasuuqii 14 ka bishan ka dhacay Zoobe magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Magaalada Cadaado, dibad baxaan waxaa soo abaabulay dhalinyarada deegaanka. waxa ayna ku muujiyeen dareenka in cadaw ummadda Soomaaliyeed meel looga soo wada jeesto. Goobta Banaanbaxa waxaa ka hadlay Xoghayaha degmada Cadaado Diiwaan Macalin, Gudoomiyaha dhalinyarada Galmudug Caruuse iyo dad […]

Continue Reading

Qadar oo ka qeybqaadanaysa Caawinta dhaawicii Qarixii Zoobe

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Qadar Cumar Idriis ayaa bartiisa ku qoray qormadan kooban oo uu kaga hadlayo gargaar walaalaha Qadar ku biirinayaan caawinaada dadkii waxyeeladu kasoo gaartay Qaraxii 14 bishan ka dhacay isgoyska Zoobe. Safiirka ayaa yiri :”Waxaan saaka 7:30 aroornimo ku sagootinay eeraboorka militariga ee caanka ah (Al-Cudeyd) diyaaradaha militariga Qatar ee xamuulka […]

Continue Reading

Dagaal Culus oo ka socda Duleedka Degmada Balcad

Dagaal culus ayaa ka socda deegaan degmada Balcad iyo Afgooye, dagaalka ayaa u dhaxeeyo ciidamada dowladda iyo Alshabaab, wuxuuna bilowday kadib markii ay maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ay fariisimo ka sameysteen deegaan ka xiga dhinaca galbeed ee degmada Balcad. Rasaastala isu adeegsanayo dagaalkan ayaa laga maqlayaa magaalada Balcad iyo deegaanada u dhow dhow. Wararka ayaa […]

Continue Reading

Sawirro: Dhaawacyadii Qaraxii Zoobe oo Turkiga loo qaaday

Qaar ka mid ah dhaawacyadii Qaraxii Zoobe ayaa saaka loo qaaday dalka Turkiga. Diyaarado ciidan ayaa dhaawaca ka daabulaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, wasiirka arimaha dibada Yuusuf Garaad iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi ayaa ka qeyb qaadanayay daabulidda dhaawaca. Dalka Turkiga ayaa noqday dalkii ugu horey uu soo gurmada Soomaaliya. […]

Continue Reading