Ciidanka Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa soo qabtay Cali Hilowle Ibraahim iyo Axmed Samatar Cali oo ku eedeysan inay seddax qof oo ganacsato ah ku dileen degmada Daarusalaam ee gobolka Banaadir, sidoo kale waxaa lagu dabajiraa eedeysane kale oo la sheegay in dilalkaas uu wax ka geystay.