Muqdisho:Qarax Qasaare gaystay oo ka dhacay Nawaaxiga wadada Warshadaha
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya oo Qarax Miino lagula eegtay nawaaxiga ceelka Caafi ee wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Jugta qaraxa oo laga maqlay qaar ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa dadka degaanka waxa ay sheegeen Miinadan in lagu aasay wadada dhinaceeda, waxaana ka dhashay […]
Continue Reading