Madaxweyne Farmaajo Oo Shir-Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Puntland(Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed ayaa qudbad ka jeediyay kulan ay lahaayeen Golaha Wasiirada Puntland kadib markii uu shalay gaaray magaalada Garowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland. Kulanka ayaa waxaa loogaga hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen maxkamadaha iyo dhamaan Hay’adaha Cadaalada dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada dalka ka jira ay u […]
Continue Reading