Dhalinyaro Somaliyed oo laga sii daayay xabsi ku yaallo dalka India

Sida ay daabacday Jariirad lagu magacaabo The Indian Express, maxaabiis Soomaaliyeed oo gaaraysa 15 qof oo Dhalinyaro loona haystay falal burcad Badeednimo ah ayaa laga sii daayay Xabsiyo kuyaala dalkaasi India. Siidaynta maxaabiistaasi ayaa timid markii ay dhameysteen waqti xukun oo ay horey ugu ridday maxkamad ku taala Dalkaasi, xukunkaasi oo gaarayay ilaa 7 sano […]

Continue Reading

Madaxweyne Xaaf oo Maanta imaanaya Cadaado

Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa maanta imaanaya magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah. Xaaf oo muddooyinkan ku maqnaa magaalada Muqdisho ayaa Cadaado u imaanaya diyaargarowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweyne Farmaajo ayaa booqan doona 5 magaalo oo ka tirsan deegaanada Galmudug, […]

Continue Reading

Xiisad u Dhaxaysa Puntland iyo Somaliland oo ka taagan Tukaraq

Wararka ka imaanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo dhawaan ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ayaa sheegaya in maanta deegaankaas uu ka jiro dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan dhinacyadii halkaasi isku haayay. Warar ay heleyso warbaahintu ayaa tilmaamaya in Ciidamada soomaaliland ee ku sugan deegaankaas Tukaraq ay saakay bilaabeen […]

Continue Reading

Waalidaa Wax ka jiraan:Trump oo iloobay Heesta Calanka Maraylanka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa lagu soo dhoweeyay sacab iyo iyadoo dadka qaarna ay ku qeyliyeen intii uu garoonka ku sugnaa ee la qaadayay heesta calanka. Laakiin markii heesta la bilaabay, dadka isticmaala baraha bulshada waxay ku leexdeen dhaqankiisa ku wajahnaa astaanta. Taageerayaasha Trump waxay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in ay arkaan […]

Continue Reading

Madaxwayne Gaas”Somaliland waxay Garab u tahay Al-Shabaab

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay weerarka ay ciidamada Somaliland ku soo qaadeen deegaanka Tukaraq. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay weerarkaasi ku soo beegeen xili fafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya ay ku sugan yihiin magaalada Garowe, taasi uu ku tilmaamay in […]

Continue Reading

Madaxwayne Farmaajo oo Qardho booqanaya Maanta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu wadaa in uu maanta gaaro magaalada Qardho oo ka tirsan Puntland. Wafdiga uu horkacayo Madaxweyne Farmaajo ayaa safarka uu ku tagayo magaalada Qardho waxa uu noqon doonaa mid dhulka ah iyadoo ammaanka aad loo adkeeyay. Madaxweyne Farmaajo oo tan iyo markii uu ku guuleystey doorashada […]

Continue Reading

Wasiir Bayle oo Doha kula kulmay dhigiisa Qadar (SAWIRRO)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaaladda Doha, ayaa la  kulmay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee dalkaasi, Mudane Cali Shariif Al-Emadi, iyaggoo ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xiriirka ka dhaxeeya labada dhinac. Wasiirka, ayaa sheegay in dhigiisa uu kala hadlay qodobo […]

Continue Reading

Maraykanka oo ugu deeqay Gaadiidka aan Xabaddu karin Soomaaliya(Sawiro)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowlada Mareykanka ayaa soo gaarsiisay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya lix gaari oo ah gaadiidka aan xabadaha karin. Wasiirka Gaashaandhigga dowlada Federalka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kala wareegay gaadiidkan saraakiil ka socotay dowlada Maraykanka. Maxamed Mursal Sheekh Wasiirka Gaashaandhigga Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa ugaga mahadceliyay dowlada Maraykanka deeqda gaadiidka ay ku soo wareejisay […]

Continue Reading

Farmaajo”Shabaab Baxsada ayaa Galay buuraha Galgala”

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa sheegay sheegay xubno ka tirsan Shabaab ay ku soo carareen buuraha Galgala ee Puntland. Askar iyo saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab oo ka baxsanaya Duqeymaha cirka ah ee Mareykanka ay lka wadaan gobolada dalka ayaa la sheegay in ay gaareen […]

Continue Reading