Eedeysanayaashii Qaraxii Zoobe oo la xukumay
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka xukun maxkamadeed waxa ay ku riday eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe 14-kii October sanadkii 2017-kii. Maxkamadda oo muddooyinkii dambe waday dhageysiga Kiiska la xiriira eedeynta ragga ayaa saaka soo gaba gabeysay, waxayna maxkamadda ku dhawaaqday xukunka ah. Xasan Aadan Isaaq Cali Waxaa lagu xukumay dil toogasho ah. C/laahi Ibraahin […]
Continue Reading