Gud. Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Dhismaha Xarunta Deg. Wadajir (Sawirro)
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka dhacay bishii Juun ee sanadkii hore. Waxana munaasabaddda dhagax-dhigga ka soo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan labada aqal, maamulka degmada, siyaasiyiin iyo qeybaha bulshada. Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar Cabdullaahi Xasan (Qaanso) […]
Continue Reading