Sawirro:-Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Odayaal Ay U Tababareen Toogashada
Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ayay Al-Shabaab ku soo bandhigeen tiro Odaayaal ah oo ay mudo u tababarayeen Toogashada. Goobta Odayaashaan lagu soo bandhigayay oo ah Fagaaraha Macalin Aadan ee degmada Jilib ayaa waxa ay wateen qoriga Ak-47,waxana ku sugnaa Boqolaal ka mid ah Shacabka degmadaas kuwaas oo daawanayay. Sawirro Shabaab ay soo bandhigeen […]
Continue Reading