Agriculture Remains Key to Somalia’s Economic Growth and Poverty Reduction

The World Bank and the Food and Agriculture Organization (FAO) released today a new joint report titled, Rebuilding Resilient and Sustainable Agriculture in Somalia, outlining the challenges and opportunities for Somalia’s agriculture sector. According to the findings of the report, over the past three decades, Somalia’s livestock and crop subsectors have been buffeted by an increasingly fragile […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee Khilaafka Barlamaanka Soomaaliya

Khilaafka ka dhex aloosan Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa cirka isku shareeray kadib markii ay xalay ku dhawaaqeen guddigii dhexdhexaadinta Aqalka sare in ay burburtay waanwaantii ay wadeen, iyagoo ku eedeeyey in dhanka xukuumadda ay ka socon waysan heshiiskii ay wadeen. Sidoo kale Xildhibaanada la baxay Badbaadada Barlamaanka oo taageersan Gudoomiye Jawaari oo xalay shir […]

Continue Reading

Shabaab oo soo bandhigay Ciidamo isku dhiibay (Sawirro)

Ururka Al-Shabaab ayaa degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe waxa ay ku soo bandhigeen Saddex Askari oo ka goostay Dowladda Federaalka, sida Shabaabka ay sheegeen. Ragga Shabaabka ay soo bandhigeen ayaa waxa lagu kala magacaabaa Nuur Yuusuf Cali, Maxamed Axmed Raage iyo Nuur Maxamed Axmed, waxaana xilligii raggan la soo bandhigay ay ku labisnaayeen Dareeska […]

Continue Reading

Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax gaari ayaa galabta oo Khamiis ah waxa uu ka dhacay ka dhacay laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho,  sida ay xaqiijiyeen Hay’adaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya. Qaraxan ayaa waxaa gaarigiisa loogu xiray ruux la sheegay inuu gaariga watay, waxaana soo gaaray dhaawac culus, iyada oo daqiiqado kadib loola cararay mid ka mid ah isbitaalada […]

Continue Reading

Abiy Ahmed oo lafilayo in uu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee Itoobiya

Abiy Ahmed ayaa ku guuleystay in loo doorto guddoomiyaha Xisbiga Talada haya ee Dalka Itoobiya,kaasi oo ah siyaasi Muslim ah oo kasoo jeeda qowmiyada Oromada ee Wadankaasi Itoobiya. Waxaa Tallaabadan ay u muuqataa mid horseedaysa amma dhabaha u xaaraysaa  in Abiy Ahmed uu noqdo Ra’isulwasaarihi saddexaad ee ay Itoobiya yeelato muddo 23 sano ah,sida ka […]

Continue Reading

Baarlamaanka Galmudug oo kulan ku yeelanaya Dhuusa-mareeb

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa maanta kulanoodii ugu horeeyay ku yaalanaya Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay xaqiijiyeen qaar ka tirsan Mudanayaasha. Baarlamaanada Galmudug iyo Ahlusuna ayaa 26-kii bishan lagu mideeyay Magaalada Dhuusa-mareeb, kadib Munaasabad halkaasi ka dhacday oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf). Kulanka waxaa shir guddoomin […]

Continue Reading