Akhriso: Mooshinkii laga keenay Jawaari oo burburay

Wararka Maanta

Xildhibaanno ka trisan golaha shacabka oo shir jaraa’id  ku qabtay Villa hargeysa  ayaa sheegay in uu buray mooshinkii guddoomiye Jawaari.

Haddaba qodobada ay soo saareen halkan ka aqriso.

  1. In uu buray mooshinkii Jawaari oo uuna ku e kaa 28 bishan.
  2. In berri laga bilaabo shaqadiisa uu wadan doono guddoomiye Jawaari
  3. in ciidamada amniga ay ammniga sugaan ra’iisulwasaare Kheyre uu qaadi doono mas’uuliyadda xasilooni darro timaada
  4. in madaxweynaha uu ilaalin waayey sarreynta sharciga qeybna uu ka qaadanayo mas’uuliyadda

Halkaan hoose ka aqriso