Soomaaliya oo Dacwad ka dhan ah UAE u gudbisay Golaha Ammaanka
Abuukar Daahir Cismaan oo ah Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa khudbad u jeediyay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, wuxuuna Dacwad ka dhan ah wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta u gudbiyay Golaha Ammaanka. Danjiraha oo khudbadiisa ka koobneyd ilaa Saddex bog ayaa waxa uu kaga hadlay heshiiska Dekeda Berbera ee Imaaraadka Carabta iyo arrimo kale, wuxuuna […]
Continue Reading