Al-Shabaab :” 59 Askari oo AMISOM ah ayaan ku dilnay Weerarkii Buulo Mareer”
Laba nin oo ka tirsan Shabaab oo kaxeynaayay gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Saldhiga ciidamada AMISOM ee Buulo mareer ee Gobolka Shabellaha hoose. Gaadiidka qaraxyada loo adeegsaday ayaa kala ah gaari Dayna ah iyo gaari caasi ah oo laba nin oo Shabaab ka tirsan ay wadeen, kadibna waxaa xigay dagaal culus […]
Continue Reading