Wariye lagu dilay Magaalada Muqdisho (Sawirro)
Allaha u naxariistee Wariye Cabdirisaq Qaasim Iman oo ahaa CamerMan Talefishinka Somali Broadcasting Services (SBS) ayaa galabta lagu toogtay wadada Via Liberia degmada Waaberi Magaalada Muqdisho. Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa Wariyahaan laba xabadood madaxa kaga dhuftay, kadib muran dhex maray, wariyaha ayaa saarnaa Mooto Bajaaj, waxaana dhaawicii kasoo gaaray toogashadaas uu ugu […]
Continue Reading