Duqeyn Diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe
Wararka ka imanaya deegaanka Qalimow oo qiyaastii 30km dhinaca Koofur ugaga beegan magaalada Jowhar ayaa sheegaya in dhowaaqa jug culus laga maqlay duleedka Qalimow. Dhowaaq culus ayaa la sheegay in la maqlay deegaanka Qalimow waxyar kadib markii ay halkaas ay ka baxeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo maqribtii xalay gudaha u galay deegaankaas. Hase yeeshee […]
Continue Reading