Daawo Sawirada: Sida RW Kheyre loogu soo dhaweeyey Garoowe
Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow gaaray magaalada Garoowe Caasimadda Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee puntland. Mr. Kheyre ayaa waxaa booqashadiisa ku wehliya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka. Garoonka Diyaaradaha Maxamed Abshir Muuse ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, Masuuliyiin ka tirsan Puntland iyo qeybaha […]
Continue Reading