Hawlgallo ciidan oo ka socda gobolka Hiiraan
Hawlgallo ciidan ayaa ka socda gobolka Hiiraan, gaar ahaan inta u dhaxeysa Magaalooyinka Beledweyne iyo Buuloburde, Taliyaha amniga magaalada Beledweyne Dhamme Carab ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey hawlgalada lagula dagaalamayo ururka Al Shabaab ee ka socda gobolkaasi. Sarkaalkan ayaa ujeedada hawlgaladan ku sheegay inay yihiin sidii la isugu furi lahaa wadada xiriirisa magaalada […]
Continue Reading